Qisadii Raahibkii khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (20)

0
108

Khamriga Ilaahay xikmado badan ayaa loo xaarantimeeyay. Qofku haduu khamri qabo caqligaa doorsooma kadibna ficil kasta oo xun u sameeyo ayay u badan tahay. Qisdan oo ah sii 20-aad ee qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nin raahib (xerow) ahaa oo umadahii inaga horeeyay ka mid ahaa oo khamri cabayay iyo natiijadii ka dhalatay. Fadalan halkan ka daawo siina fidi hadaad awoodo

LEAVE A REPLY