Qisadii Sadexdii nin ee Allah imtaxaamay iyo natiijadii imtaxaankaas – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (21)

0
109
Nolasha aduunyadu waa imtaxaan. Allah (SWT) waxa uu adoomadiisa ku imtaxaanaa imtaxaano kala duwan. Qaarkood waa ay ku guulaystaan imtaxaankaas oo wanaag aduun iyo mid aakhiro ayay helaan, qaarkoodna waa ay ku dhacaan imtaxaankas oo khasaare aduun iyo khasaaro aakhiro ayay mutaan. Qisadan oo ka mida qisooyinka uu nabigu (CSW) inooga sheekeeyay waxa ay tusaale u tahay imtaxaanadkaas. Fadlan daawo siina fidi.

LEAVE A REPLY