Warbixin Muhiim Ah:- Shirkada Blue Sky Energy oo Adeeg koronto oo Casri ah kusoo kordhisay Muqdisho

0
63

MUQDISHO:- Shirkada Korontada Blue Sky Energy ayaa magaalada Miuqdisho kusoo kordhisay adeeg koronto oo casri ah, waxaana adeegan ka faa’iideestay dadka Muqdisho oo baahi weyn u qabay.

Shirkada Blue Sky Energy ayaa wali wada horumarinta adeega Koronto ay bixiso, waxa ayna magaalada keentay qalab casri ah oo saamaxaya in guud ahaan Konrotada gaarsiiyaan magaalada Muqdisho si loo haqab tro baahiyada dadka u qabaan korontada.

Korontada Shirkada Blue Sky Energy ayaa noqotay mid soo jiidatay bulshada Muqdisho oo baahi weyn u qabay, waxaana Konrontada shirkada bixiso oo ah mid raqiis ah si weyn u jecleestay Reer Muqdisho oo markii hore dhibaato ku qabay shirkadaha kale.

LEAVE A REPLY