Magacyadii Hore Ilaah Naguma soo Celiyo

0
80
  1. Mooryaan
  2. Maano Feysto
  3. Sulux
  4. Soodare
  5. Baxardaar
  6. Cakaaro
  7. Sundey People
  8. Ka dhex bax
  9. Maano Koobiyo
  10. Faqash
  11. Qad Cagaaran
  12. Isbaaro
  13. Unitaf
  14. Unisom.
  15. Wargeyska Maanta
  16. Calaacal
  17. AK Cali Mahdi
  18. N 20
  19. Shan Boqol
  20. Cirtoogte
  21. Saliid Macsaro
  22. Maka iyo Madiina
  23. Looma Dhama
  24. Burcad Badeed
  25. Isbaarada Cirka
  26. Miisaan
  27. Jiiro Wacbuudhan
  28. U Nasteexee
  29. Ashahaado
  30. Facaa Tuug
  31. Marya Calas
  32. Calal Uus
  33. Ashaamud
  34. Looma Ooyaan
  35. Looma Aaraan
  36. Dabsaar
  37. Cirib Barako leh
  38. Anaa Taabsadey
  39. Barakac
  40. Fooryaaye
  41. Doofaareey
  42. Farjanno
  43. Billiqo
  44. Isbaheysi
  45. Culeyssaar
  46. Dib u heshiisiin
  47. Shirkii Baastada
  48. Amaanlaay
  49. Iska Fududee
  50. Barmuuda
  51. Mukulaal Madow
  52. Bacmadow
  53. Yuq I sii
  54. Yuusuf
  55. Wiifto
  56. Hoobiye
  57. Koobi
  58. Baakadaa lagu saaraa
  59. Gaari Gacan
  60. Aag Xirasho
  61. Markabkii Goob weyn
  62. Dabley aan Heybtooda la aqoon
  63. Israaci
  64. Dey Baabuurka
  65. Shaaha ii soo Daqar
  66. Waa Yaabaneyn Yuu Horteed ileen Yeyga Mahaan waa iska Yiil

Maxaa ku Dari Lahayd oo aan Hilmaamey

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

E-Mail  amiinkhasaaro@hotmail.co.uk

E-Mail  amiinkhasaaro@yahoo.co.uk

Tel   00252615532494

LEAVE A REPLY