Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo iyo Geel huwan astaanta Calanka

0
44

MUQDISHO:- Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaaladaasi, waxaana soo dhaweynta Madaxweynaha ka qeyb galay dadweyne aad u badan.

Soo dhaweynta magaalada Gaalkacyo loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo ayaa aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay , waxaana magaalada isugu soo baxay dadweyne xirnaa astaanta calanka Soomaaliya.

Shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo kusoo dhaweeyay hadiyadna uga dhigay neef geel ah oo lagu xardhay astaanta Calanka Soomaaliya .

LEAVE A REPLY