Ma la rabtaa caruurtaada mustaqbal wanaagsan – Baro qaacidooyinkan

0
63

Waalidkasta waxa ugu qaalisan ee uu haystaa waa ubadkiisa. Farxada ubadkaagu waa farxadaada,dhibtooduna waa dhibtaada. Sidaa daraadeed waa in si fiican looga shaqeeyaa tarbiyadaynta ubadka. Tarbiyada ubadku waa cilmi la barto ma aha wax la iska dhaxlo.

Waxaan idin wadaagi doonaa qaacidooyin ka mida qaacidooyinka waaweyn ee korinta ubadka. Barmaamijkan oo ciwaankiisu yahau “Ma rabtaa in ay caruurtaadu wanaagsanaadaan” waa barmaamijka kowaad ee 5 barmaamij oo ku saabsan arinkan. Fadlan halkan ka daawo lana wadaag inta aad jeceshahay.

HALKAAN HOOSE KADAAWO MUUQAAL AHAAN

LEAVE A REPLY