Caruur Wanaagsan hadaad Rabto, fahan Waaqica ay Caruurtu ku Korayso

0
59

MUQDISHO:- Waaqica ay caruurtu ku korayaan oo la fahmaa waxa uu horseedi karaa in ay waalidka u fududaato tarbiyadaynta ubadkooda.

Casrigani oo ah casrigii snapchat-ka, instagram-ka, face-booga  whatsapp-ku iwm waxa uu u baahanyahay habab la falgali kara casrigan. Qaacidadan oo ah qaacidadii 3 aad ee qaacidooyinka tarbiyada waxa aan kaga hadlaynaa  qaacido aan u bixinay
“Fahan waaqica ay caruurtu ku korayso”. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadaad awoodo.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL AHAAN

LEAVE A REPLY